Muuqaal: Wasiir ka tirsanaa Somaliland oo Hurdo La’aan ku Riday Muuse Biixi

Muuqaal: Wasiir ka tirsanaa Somaliland oo Hurdo La’aan ku Riday Muuse Biixi

daajis.com:- Wasiirkii Hore ee Arimaha debeda maamulka Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo dhowaan ku Biiray Xisbiga Wadani ee C.raxmaan Cirro Hogaamiyo ayaa shacabka ugu Baaqay inaysan Codkooda Siinin Muuse Biixi iyo Xisbiga Kulmiye.


Yoonis ayaa sheegay Inuu Muuse Biixi yahay Askari Islamarkaana aan la Mahadin doonin Dhibaatooyinka uu gaysto hadii uu Xilka Qabto, Wuxuuna Tusaalle usoo Qaatay dalal ka tirsan Afrika oo Askar ay Qabsatay, Dhibaatooyina laga dhaxlay.

Ugu Danbayntii Wuxuu ka jawaabay Eedaymaha loo jeedinayo Xisbiga Wadani ee ku saabsan Inuu Xidhiidh la leeyahay Xukuumada Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada