DAAWO: Nin Sixiroole ah oo Baadhay Dukaan Ku yaala Hargeisa, iyo Camera CCTV oo duubtay Waxa dhacay

DAAWO: Nin Sixiroole ah oo Baadhay Dukaan Ku yaala Hargeisa, iyo Camera CCTV oo duubtay Waxa dhacay

daajis.com:- Waxaa lasoo bandhigay Muuqaal ay duubtay Kamarada CCTV ee lagu xidho Meheradaha iyo Goobaha kala duwan, Taasi oo lagula socdo dhamaan waxa Halkaasi ka dhacay.


Nin Sixiroole ah ayaa  Baadhay Dukaan Ku yaala magaalada  Hargeisa, Gaar ahaan Xaafada Jig-jiga yar, waxaana muuqaalka lagu arkayaa sida ay gabadhii dukaanka haysay igu wareejinayso dhamaan Lacagtii, Sidoo kale wuxuu sugayaa inta ay dad kale ka baxayaan meesha. DAAWO WAXA DHACAY.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada