Daawo Video: Banaanbaxii Ceerigaabo “Muuse Biixi Kuma Rabno, oo dagaalkii aad bilowday 1991 ayaad usoo Celisay”

Daawo Video: Banaanbaxii Ceerigaabo “Muuse Biixi Kuma Rabno, oo dagaalkii aad bilowday 1991 ayaad usoo Celisay”

daajis.com:- Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag oo kamid ah goobaha ay sida wayn ugu xoogan yihiin Taageerayaasha Xisbiga Wadani ayaa waxaa ka dhacay Banaanbax looga soo Horjeedo madaxwaynaha Cusub ee maamulka Somaliland Kornayl Muuse Biixi cabdi.


Qaybaha kala duwan ee Bulshada oo Warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in Natiijadii Doorashadu ay ahayd mid Xaaraan ah, Sidoo kalana Waxay Muuse ku eedeeyeen inuu hada dib u bilaabay dagaalkii 1991-kii siday hadalka u dhigeen.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada