Daawo: Beesha ay ka dhalatay gabadhii Boosaaso lagu Kufsaday oo Hanjabaad culus Muqdisho kasoo dirtay

Daawo: Beesha ay ka dhalatay gabadhii Boosaaso lagu Kufsaday oo Hanjabaad culus Muqdisho kasoo dirtay

daajis.com:-  Beesha ay ka dhalatay Faa’isa oo Todobaadyo ka hor Askari ka tirsan Ciidanka Puntland uu ku kufsaday Magalada Boosaaso oo shir ku yeelatay Magalada Muqdisho ayaa sheegay in Beesha uu ka dhashay Askariga kufsiga geystay oo Degta Gobolka Nugaal iyo Maamulka Gobolka Nugaal ay hor taaganyihiin in Cadaaladda la horkeeno eedeysanihii dhibta geystay.


Beesha Sheekhaal oo gabadha dhalay iyo Beesha Dhulbahante oo abti u ah ayaa ku hanjabay in Beesha Ciise Maxamuud ee uu ka dhashay Askarigii kufsiga geystay ay dareemi doonto Xanuunkii Faa’isa ku dhacay,waxeyna ugu baaqeen shacabka Beesha ka dhashay iney iskaga baxaan Gobolka nugaal si aysan u saameyn xurgufta labada beel ka dhaxeysa.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada