Daawo: Suldaankii Muuse Biixi Ololaha Xoogan u galay oo maanta ka hadlay

Daawo: Suldaankii Muuse Biixi Ololaha Xoogan u galay oo maanta ka hadlay

daajis.com:- Suldaanka guud ee Habar-AwalSuldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo maanta Warbaahinta kula hadlay Hargeisa ayaa ka hadlay Doorashadii uu kusoo baxay Muuse Biixi Cabdi.


Suldaanka oo ay isku Beel yihiin Muuse Biixi Cabdi, ayaa Siwayn loogu Xasuustaa Ololihii Waynaa ee Madax dhaqmeed uu Hogaaminayo ay u galeen inuu Muuse kusoo baxo Doorashada, wuxuu Shirar kala duwan kusoo Qabtay magaalooyinka Burco iyo Laascaanood.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada