Daawo: Xildhibaan Odawaa“Dhiibista Qalbi-Dhagax, waa dhiibista Qof Kasta oo Soomaaliyeed

Daawo: Xildhibaan Odawaa“Dhiibista Qalbi-Dhagax, waa dhiibista Qof Kasta oo Soomaaliyeed

daajis.com:- Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) oo ka mid ah Golaha shacabka oo maanta ka hadlayay kulankii Baarlamaanka ee looga doodayay warbixinta Guddigii loo saaray dhiibista Qalbi Dhagax ayaa sheegay in loo baahan yahay in aan Mas’uuliyadda laga gamban.

Xildhibaanka ayaa sheegay in warbixinta Guddiga uu keenay ay tahay arrin wanaagsan, balse aan Mas’uuliyadda cidna loo saarin, isagoo soo jeediyay in warbixinta Guddiga la saxo oo waxyaabaha loo baahan yahay lagu daro.


Waxaa uu sheegay in dhiibistii Qalbi Dhagax ay u dhigan tahay in qof walba Soomaaliyeed la dhiibay

“Madaxda sare ee dalka hadii ay wax ka ogaayeen dhiibista Qalbi Dhagax waa musiibo, laakiin hadii aysan wax ka ogeyn waa ka xun tahay, waayo mas’uuliyadda laguma aamini karo”ayuu yiri Xildhibaan Odawaa.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada