Daawo: Sh. Aadam Siiro oo si kulul uga hadlay Doorashada Somaliland

Daawo: Sh. Aadam Siiro oo si kulul uga hadlay Doorashada Somaliland

daajis.com:- Sheekh Aadan Siiro oo kamid ah Culimada magaalada Hargeisa ayaa  Doorashada Somaliland, isagoona siwayn Dhaliil ugu Jeediyey Gudiga Doorashada.


“Waxa yar ee aynu ku Murmayno dad badan ayaa ku Baaba’ay,  Bal Suuriya eega maanta wax aan lagu Samayn Jirin ma jirin Dhulka ayaa lala simay, Iyadoo kuwa dadkeeda kamid ah loo adeegsaday,  Komishinka  waa inay wixii laga Cabanayo si wanaagsan u eegaan, ”

Wuxuu sidoo kale ku baaqay inaan dadkii ummada kala saari lahaa Karaamada laga wada qaadin, Isagoona Gudiga doorashada ku baaqay inay shaaciyaan Natiijada.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada