DAAWO: C.raxmaan cirro oo Guul ka gaadhay Cabashadii ay gudbiyeen iyo Cida yeelatay Buugaagtii la Qabtay ?

DAAWO: C.raxmaan cirro oo Guul ka gaadhay Cabashadii ay gudbiyeen iyo Cida yeelatay Buugaagtii la Qabtay ?

daajis.com:- Musharaxa Xisbiga Wadani C.raxmaan C.laahi Cirro oo ay dhinac taagan yihiin Gudiga doorashada Somaliland ayaa maanta Cadeeyay in Buugaagtii Doorashada ee ay horey usoo bandhigeen ay yeesheen Gudiga Doorashada.


Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Cabashooyinkii ay horey u gudbiyeen sida looga jawaabay, Wuxuuna Fariin u diray Taageerayaasha Xisbiga Wadani.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada