MUUQAAL: Banaanbaxyo iyo Rabshado Ka Bilowday HARGEISA iyo BURCO iyo Cirro oo Warbaahinta la hadlay

MUUQAAL: Banaanbaxyo iyo Rabshado Ka Bilowday HARGEISA iyo BURCO iyo Cirro oo Warbaahinta la hadlay

daajis.com:-  Magaalooyinka Burco iyo Hargeisa ayaa waxaa ka Bilowday Banaanbaxyo Rabashado Wata, waxaana la Maqlayaa Dhowaaqa Rasaasta ay Ridayaan Ciidamadu.


Dhinaca kale Qaar kamid ah Taageerayaasha Xisbiga Wadani oo Cadhaysan ayaa ku dhowaaqay inay la Bixi doonaan ( WADANI-LAND) Waxayna siwayn uga Xumaadeen wararka soo baxay ee ku saabsan in lagu shubtay Doorashada.

Arintan ayaan waxay kusoo beegmaysaa Xili uu Xisbiga Wadani  shaaciyey  soona Bandhigay Waraaqo been abuur ah, Kuwaasi oo Imaaraadka Carubtu  usoo daabacay Xisbiga Kulmiye.

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani C.raxmaan C.laahi Cirro  ayaa sidoo kale ka hadlay Waxyaabaha uu Xisbiga wadani ka Cabanayo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada