MUUQAAL: Gabadh Soomaaliyeed oo Maraykan ka bilowday Shaqo Bulshada Ka yaabisay ! Iyo Siday uga hadashay

MUUQAAL: Gabadh Soomaaliyeed oo Maraykan ka bilowday Shaqo Bulshada Ka yaabisay ! Iyo Siday uga hadashay

daajis.com:- Foosiya Xaaji oo loo yaqaano (Dj Fawzi) waa gabadhii ugu horeysay oo Soomaali ah oo dalka Maraykanka ka Bilowday Shaqadaa loo yaqaano ( DJ ) Iyadoona ay dad badan ku Canaanteen Arintaasi.


Hadaba Foosiya ayaa ka Warbxisay waxay ku dooratay Shaqada Noocan ah, Iyadoo DJ uu inta badan yahay Qofka isku duba Rida Heesaha laga qaado Xafladaha Aroosyada Iyo Munaasibadaha kalaba.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada