Muuqaal Naxdin Leh: Sidee ayuu ahaa Jawiga Isgoyska Soobe Markuu dhacay Qaraxii Musiibada ahaa? CCTV

Muuqaal Naxdin Leh: Sidee ayuu ahaa Jawiga Isgoyska Soobe Markuu dhacay Qaraxii Musiibada ahaa? CCTV

daajis.com:-Maanta oo kale Bil ka hor  14 October waxay aheyd maalin Madoow oo soo martay Shacabka Soomaaliyeed, waa maalintii ay Al-Shabaab dileen in ku dhow 400 oo Soomaali ah una badnaa Ganacsato, Ardayday iyo dad Saarnaa Gawaari ku xayirnaa Isgoyska Soobe halka 250 kale ay dhaawacmeen oo qaarkood ay dhaawacyada u geeriyoodeen.

Haddaba waxaa la helay Muuqaal muujinayo  Isgoyska Soobe sida uu ahaa daqiiqado yar ka hor inta uusan qaraxa dhicin, Waxaana ka dhex muuqan doona  Gawaadhi badan oo ku sugnaa Isgoyska Soobe, waxaana Muuqaalka laga
dhex arkayaa gaariga is qarxiyey oo xoog kusoo gelaya  bartamaha Isgoyska Soobe oo Xilligaas aheyd meel aad u mashquulsan.

Muuqaalkan ayaa waxaa laga helay Kaamirada Qarsoon ee ku xirneyd Isgoyska Soobe, taasoo systemkeeda uu yaalo Xarunta Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed, waxaana suurtagashay inay duubto daqiiqado ka hor inta uusan qaraxa dhicin.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Brothers Group, Published at 00:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Google+ Followers