Daawo: Shacabka Muqdisho oo si yaab leh uga hadlay Doorashada Somaliland

Daawo: Shacabka Muqdisho oo si yaab leh uga hadlay Doorashada Somaliland

daajis.com:- Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa Siyaabo kala duwan uga hadlay Doorashada Madaxwayne ee ka Qabsoontay deegaanada maamulka Somaliland.


Waxay sheegeen Qaar kamid ah inay tahay wax lagu Faano, iyo guul ay gaadhay Bulshada Soomaaliyeed oo Markii hore magac xumo lagu Shaambadeeyay guud ahaanba, waxayna sidoo kale ugu baaqeen dhinaca Koonfurta inay ku daydaan oo Guud ahaanba Soomaaliya ay ka qabsoonto Doorasho Qof iyo Cod ah.
Sidoo kale waxaa ka halday Siday u arkaan Doorashada ka Qabsoonsatay Somaliland Siyaasiyiin kala duwan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada