MUUQAAL: Gabadh Soomaaliyeed ee Qurbaha uga timid si ay Dalkeeda wax uga barato, Warbixin xiiso leh (Video)

MUUQAAL: Gabadh Soomaaliyeed ee Qurbaha uga timid si ay Dalkeeda wax uga barato, Warbixin xiiso leh (Video)

daajis.com:- Deeqa Maxamed Nuur, waa gabar Soomaaliyeed oo da’yar ah kuna dhalatay dalka Ingiriiska, waxaana ay hadda ku nooshahay Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Deeqa oo ah gabar illaa dugsigeeda sare ku qaadatay Ingiriiska ayaa waxay doorbiddey in Muqdisho ay waxbarashadeeda kusii qaadato.


Sababaha ay sidaasi u sameysay waxay ku sheegeysaa in qof walbo dalkiisa xor ku yahay wax u dhaamana aanay jirin.

Muuqaalkan ayaa aad uga sheekeynaya Deeqa iyo sidoo kale rajadeeda mustaqbalka.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada