Daawo Muuqaal: Banaanbax lagu diiday Go’aankii Trump oo ka dhacay XAMAR

Daawo Muuqaal: Banaanbax lagu diiday Go’aankii Trump oo ka dhacay XAMAR

daajis.com:- Boqolaal shacab ah ayaa maanta salaadii jimcaha ka dib Magaalada Muqdisho ka bilaabay banaanbaxyo waaweyn oo ay kaga soo horjeedaan Go’aankii Madaxweyne Trump ee Magaalada Qudus.


Wadada Maka Al-Mukarama iyo qeybo kale oo ka mid ah ayay banaanbaxyadu ka dhaceen, waxaana dadka isu soo baxay oo wejiyadooda ay ka muuqatay shucuur islaamnimo ay ku dhawaaqayaan Trump ha dhaco, Qudus waa caasimada Falastiin iyo erayo kale.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada