Daawo: Waxa kala Qabsaday Shacabka Laascaanod iyo Cabdiwali Gaas

Daawo: Waxa kala Qabsaday Shacabka Laascaanod iyo Cabdiwali Gaas

daajis.com:- Shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa dhaliilo kala duwan Dusha uga tuuray  Madaxwaynaha maamulka Puntland C.wali Maxamed Cali Gaas.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay siwayn uga hadleen Wararka sheegaya in hada Puntland ay Qorshaynayso Taageerida Maamul Cusub oo loogu magacdaro Khaatumo, waxayna sheegeen in markii horaba Puntland ay dhibaato ku haysay Maamulkii Khaatumo ee dadku dhisteen, Hadana aysan Qusaynin Qorshaha C.wali gaas uu wato.

DAAWO WAXA KALA QABSADAY SHACABKA LAASCAANOD IYO GAAS


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada