MUUQAAL: Donald Trump oo Soomalida Masaafurinaya iyo Dumar ay Ilmadu ka dhamaatay iyo Waxa dhacay

MUUQAAL: Donald Trump oo Soomalida Masaafurinaya iyo Dumar ay Ilmadu ka dhamaatay iyo Waxa dhacay

daajis.com:- Qaar ka mid ah qaraabada iyo qoysaska 92 qof oo Soomaali ah oo laga masaafuriyay dalkan Mareykanka, islamarkaana diyaaraddii sidday iyadoo aan gaarin Soomaaliya ay dib ugu laabtay Mareykanka, ayaa waxa ay banaanbax ka dhigeen magaalada Minneapolis ee Gobalka Minnesota.


Dumar Soomaaliyeed oo sheegay inay Caruurtooda ku Jirto dadkaasi ayaa si Murugo badan uga hadlay, Waxayna ka Warbiyeen sida wax u dhaceen.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada