MUUQAAL: C.wali Gaas oo Taleex iyo Garoowe u dhagax dhigay Wado Laami ah, Kuna dhowaaqay lacag kale

MUUQAAL: C.wali Gaas oo Taleex iyo Garoowe u dhagax dhigay Wado Laami ah, Kuna dhowaaqay lacag kale

daajis.com:- Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dhagax dhigay waddo laami ah oo isku xidhidoonta Garoowe iyo Taleex, taas oo dherer keedu dhan-yahay 90Km.


“ Waddada Garoowe Taleex waxay ku dhismi doontaa isku tash iga dawladda Puntland iyo shacabkeeda iyo sidoo kale ciddii kale oo aanu la kaashan karnoba, laakiin waxaan rajaynayaa in sanadka bilawgiisa ay billaabato si deg degana u bilaabato Insha Alla” ayuu yidhi Gaasi Madaxweynuhu.

Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa tilmaamay inay si deg dega wax uga qaban doonaan kaabidda arrimaha bulshada ee degmada Taleex, waxaana uu cadeeyey Madaxweynuhu in hadda ay dawladdu $200,000 oo Dollar gaadhsiin doonto maamulka degmada iyo waxgaradka magaaladaasi si wax looga qabto baahida markaasi ay sheegtaan bulshada magaaladaasi.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada