MUUQAAL: Muran iyo dood ka dhalatay Hadalkii uu Sheegay R/wasaare Khayre

MUUQAAL: Muran iyo dood ka dhalatay Hadalkii uu Sheegay R/wasaare Khayre

daajis.com:- R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa dhowaan sheegay inaysan wax lacag ah ugu imaan Khasnada Dawladda, Waxayna Arintaasi dhalisay Dood iyo Muran ka yimid dhinacyo kala duwan.


Nuur Faarax Hanti-dhowrihii Hore ee Xilka laga qaaday ayaa sheegay in R/wasaare Khayre uu ilduufay,  Wuxuuna sheegay inay lacag gaadhaysa 5-milyan ay ku Jirtay Khasnada Dawladda.

Hadii Khasnada Dawladda ay lacag ku jirtay maxay Dawladii hore u bixin wayday Xaquuqda Shaqaalaha Dawladda iyo Xildhibaanada ? Waxaa arintaasi sheegay  Cabdi Barre Jibriil oo kamid ahaa Xildhibaanadii Hore.

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa dhankiisa is waydiiyey Cida ay Rumaysanayaan, Madaxda kala duwan ee Arintaasi isku Khilaafay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada