Daawo:Wiil uu Dhalay Faysal Cali Waraabe oo lagu Dilay Dalka Suuriya

Daawo:Wiil uu Dhalay Faysal Cali Waraabe oo lagu Dilay Dalka Suuriya

daajis.com:- Lama sheegin goobta uu ku dhintay iyo dalka fuliyay duqeynta, balse walaalkii Cali Feysal ayaa ku gaabsaday in lagu dilay duqeyn ka dhacday dalka Suuriya.

Xuseen Feysal Cali Waraabe ayaa ku biiray Daacish sanadkii 2013, waxaana uu ka soo muuqday muuqaal ay baahisay Daacishm,hasa yeeshee Waxaa kooxda looga yaqaanay Abuu Shuceyb Al-Somali, waxaa uu heystay dhalashada dalka Finland.
Xuseen ayaa mar isku dayay inuu ku biiro Kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya, hase ahaatee waxaa laga soo qabtay xuduudka u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada