MUUQAAL: Muuse Biixio oo ka hadlay Xiisada kala dhaxaysa Puntland iyo Odayaashii Warbaahinta Ka Weeraray

MUUQAAL: Muuse Biixio oo ka hadlay Xiisada kala dhaxaysa Puntland iyo Odayaashii Warbaahinta Ka Weeraray

daajis.com:- Madaxwyanaha Somaliland Muuse Biixi oo Warbaahinta maanta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ka hadlay Arimo kala duwan, oo ay ka midyihin Xiisada Colaadeed ee kala dhaxaysa Puntland, Hadalo kasoo yeedhay Odayaasha dhaqanka Beelaha Garxajis iyo Sicir-bararka ka taagan deeganada Somaliland.


“Caalamka waxaannu u sheegaynaa cidna kumaanu xad-gudbin, colaadna uma jeedno oo dagaal diyaar uma nihin, halka aanu immika joogno oo Tuka-raq ahna weli xuduudkayagu waxa uu u jiraa 70km. Distoorka Somaliland waxa u qorayaa inay xukuumaddu sugto xuduudaha dalka, anigana xilkii la ii dhaariyey bay ka mid tahay oo Baarlamaanka iyo shicib-weynuhuba way igu dab joogaane waa in xuduudda la tagaa…” ayuu yidhi.

Muuse Biixi Isagoo ka hadlay Ciidanka Puntland ay keentay goobaha labada dhinac isku Horfadhiyaan ayuu sheegay in hadii ay dagaal soo qaadan ay tagi doonaan Xaduudka Siduu hadalka u dhigay “Hadii aad nagu soo duushaan, waxaanu Tagaynaa Xadka “.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada