Xukuumada Somalia oo amar kusoo rogtay Ajaaniibta ka howlgasha Somalia (Akhriso)

Xukuumada Somalia oo amar kusoo rogtay Ajaaniibta ka howlgasha Somalia (Akhriso)

daajis.com:- War qoraala oo kasoo baxay Wasaarada Caafimada Xukuumada Somalia ayaa waxaa lagu amray shaqaalaha Ajaaniibta ee ka howlgala Somalia.

Qoraalka Wasaarada ayaa waxaa shaqaalaha Ajaaniibta lagu faray inay iska soo diiwaan galiyaan Wasaarada.

Wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ammartay is diiwaan galinta shaqaalaha ajaanibta inay tahay waajib.

Shaqaalaha laga doonaaya is diiwaan galinta ayaa waxaa kamid ah kuwa ka howlgala Hay’adaha caafimaadka gaarka loo leeyahay iyo dhaqaatiirta ajaanibta ah ee dalka jooga.

Arintaan ayaa lagu sheegay inay tahay ula jeedkeeda si loo hubiyo tayada howlwadeennada caafimaadka ee dalka ka howlgalaya, iyo in lala socdo shaqadooda cafimaad.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada