Daawo Video:Guddoomiye Yariisoow ‘Wax kastoo ay Naga Dumiyaan Argagaxisadu Dhisidooda kama Daali Doono

Daawo Video:Guddoomiye Yariisoow ‘Wax kastoo ay Naga Dumiyaan Argagaxisadu Dhisidooda kama Daali Doono

daajis.com:- Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo Warbaahinta Kula Hadlay Magaaladda Muqdisho ayaa Sheegay in ay Dhisi Doonaan Meel kasta oo Argagixisadu Dumiyaan isaga oo Ka Hadlayey Munaasibad Lagu Dhagax Dhigayey Xarun Cusub.


Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo Dhowaan Badalay Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa Lagu Wadaa inuu La iman Doono Is Badal Siyaasadeed.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada