Warbixin Xiiso badan oo Warbaahinta Dalka Turkigu ka diyaarisay Cisbitaalka Erdogan ee Muqdisho (Daawo Video) from Kalshaale

Warbixin Xiiso badan oo Warbaahinta Dalka Turkigu ka diyaarisay Cisbitaalka Erdogan ee Muqdisho (Daawo Video) from Kalshaale

daajis.com:- Dawladda Turkiga oo Saaxiib dhow la  ah Soomaaliya ayaa Mashaariic kala duwan waxay ka fulisay gudaha dalka Soomaaliya, kuwaasi oo Bulshada Soomaaliyeed ay ku diirsadeen.


Warbaahinta dalka Turkiga ayaa soo bandhigay Waxqabadka Cisbitaalka Casriga ah ee ERDOGAN kaasi oo ku yaala magaalada Muqdisho, Iyadoona ay shacabka Soomaaliyeed uga baaqsadeen Safaradii ay dalka debediisa u aadi jireen.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada