Amiin Arts oo Sawirkii ugu saamaynta Badnaa ka sameeyay Berbera (Daawo)

Amiin Arts oo Sawirkii ugu saamaynta Badnaa ka sameeyay Berbera (Daawo)

daajis.com:- Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir oo inta badan ka Faalooda Arimaha Soomaaliya ayaa Sawir Gacmeed Wuxuu ku sameeyay Heshiiskii Dekedda Berbera, kaasi oo dhexmaray Shirkad Imaaraadka laga leeyahay, Itoobiya iyo Somaliland.

Sawirka ayaa waxaa lagu muujiyey SAC WAYN oo ka dhigan Berbera, Waxaana Saddex Naas looga Xidhay Tuubo taasi oo DP World ay Jaqayso (Nuugayso), Sidoo kalana Hal Naas ayaa waxaa Jaqaya Itoobiya iyo Muuse Biixi.
Sawirkan ayaa Noqday midka ugu hadal haynta badan ee maanta, Wuxuuna kusoo beegmayaa Xili maalintii Shalay Baarlamaanka Soomaaliya ay meesha ka saareen Heshiisyadii DP World, iyadoona Guud ahaamba dalka laga Mamnuucay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada