Dastuurka wuu dilay, wuxuu u bartay Xukuumad la rido iyo qalalaaso siyaasadeed (Amin Arts oo Sawir Cajiib ah ka sameeyey Jawaari)

Dastuurka wuu dilay, wuxuu u bartay Xukuumad la rido iyo qalalaaso siyaasadeed (Amin Arts oo Sawir Cajiib ah ka sameeyey Jawaari)

daajis.com:- Amin Arts oo ah Farmashaxiniiste Soomaaliyeed ayaa soo daabacay Sawir Cajiib badan oo uu ku cabirayey Xaaladda Siyaasadeed ee Soomaliya.

Amin Arts ayaa si gaar ah sawir uga soo sameeyey Mooshinka laga gudbiyey Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Jawaari.

Amin Arts ayaa Prof. jawaari ku tilmaamay inuu yahay nin Dastuurka ku cayaaray isla markaasna u bartay inuu dumiyo Xukuumadaha Soomaaliya.
Haddaba halkaan hoose ka daawo Sawirka uu sameeyey Amin Arts

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada