MUUQAAL: Siyaasiga Hurre Buubaa oo si kulul Uga hadlay Heshiiskii Berbera “Israaiil ayay Beri siin doonaan Qayb kale”

MUUQAAL: Siyaasiga Hurre Buubaa oo si kulul Uga hadlay Heshiiskii Berbera “Israaiil ayay Beri siin doonaan Qayb kale”

daajis.com:- Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa ka Heshiiskii dhowaan ay gaadheen Shirkada DP World, Itoobiya iyo Somaliland kaasi oo ku saabsanaa dekedda magaalada Berbera.

Wuxuu Siwayn u dhaliilay in Saamiga lasiiyey Somaliland, Wuxuuna sheegay in Wixii la doonayo ay ka yeeli doonto Shirkada DP World, Wuxuuna sheegay inuusan ahayn Heshiiskani mid wanaagsan, Isagoona Su’aal ka keenay halka ay itoobiya kasoo gashay.

“Hadii DP World maanta Qayb ka iibisay Itoobiya, Berito maxaa u diidaya inay ka Iibiso Israa’iil, Ugu yaraan waa inay Somaliland yeelato 51% “ Ayuu yidhi Buubaa.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada