Muuqaal: C.kariim Muuse Qalbi-dhagax oo Warbaahinta kula hadlay Itoobiya

Muuqaal: C.kariim Muuse Qalbi-dhagax oo Warbaahinta kula hadlay Itoobiya

daajis.com:- C.kariim Sheekh Muuse Qalbi-dhagax ayaa markii ugu horaysay hadlay wuxuuna sheegay in ay dad kooban danbi ka galeen, dhiibistiisiina ay ahayd mid khaldan, wuxuuna u mahad celiyey bulshadii Soomaaliyeed ee ka dhiidhiday dhiibistiisii.


Qalbi-dhagax Ma sheegin cida soo deyntiisii ka shaqaysay, wuxuuse sheegay in shacabka Soomaalida iyo Oromadu walaalo yihiin nabadoodadana laga shaqeeyo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada