DEG DEG:- Koonfur Galbeed: Sharif Xasan Oo Tanaasulay, Yaa Madaxweyne Ah?

DEG DEG:- Koonfur Galbeed: Sharif Xasan Oo Tanaasulay, Yaa Madaxweyne Ah?

daajis.com:- Wararka ka imaanaaya Baydhabo ayaa sheegaya in madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan uu iscasilay, kana tanaasulay tartanka madaxtinnimada ee November 17 lagu waday inuu halkaasi ka dhaco.

Kulanka uu isku casilay ayaa waxaa wada fadhiyeen Shariif Xasan iyo wasiirka arrimaha gudaha ee federaalka ah Cabdi Maxamed Sabriye.
Sida ay wararku sheegayaan, waxaa madaxweyne si kmg ah u sii ahaan-doona Cabdiqadir Sharif Sheekhuna Maye, kaasi oo ku simmi-doona ilaa laga doorto madaxweyne cusub.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada