Fananada Shakira oo Xidiga Gerard Pique u sheegtay in ay dhawaan Udhali doonto

Fananada Shakira oo Xidiga Gerard Pique u sheegtay in ay dhawaan Udhali doonto


Xidiga Kooxda Barcelona ee reer Spain Gerard Pique ayaa jacaylkiisa Fanaanada Shakiira ku wargalisay in aay dhawaan rajaynayso in aay u dhasho islamakaana ay aad ugu farxsan tahay in ay uurkii u horeeyay u qaado Xidigaa Difaac Kooxda Barcelona .

Qoayska Gerard Pique ayaa soo dhaweeyay Hadalka ka soo yeeray Fanaanadaa laakiin Xidiga ayaa lugu soo waramayaa in maalmahaan xariirka kala dhaxeeyo jacaylkiisa Shakiira uusan ahayn mid si fiican u fadhiya sida Saxaafadda ka war heleen.

Fanaanada ayaa la sheegay in ay markii u horaysay uur u qaaday xidigaa inakstoo la sheegay in ay soo martay guurar kala duwan laakiin waxaa la tilmaamay in aaysan wax uur ah u qaadin waxayna iminka ku faraxsan tahay in markii u horaysay uur yeelato .
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada