Layaab : Xayawaan Shaabaha Xubinta Taranka Ragga oo Lahelay (Daawo Sawirada)

Layaab : Xayawaan Shaabaha Xubinta Taranka Ragga oo Lahelay (Daawo Sawirada)




-Xayawaankaan oo lagu magacaabo Atretochoanaayee culimada ku takhasusay xaywaanaadka ka heleen meel webiga jiinkiisa ah, xayaawaan ayaa laga helay  gobolka Amazon ee dalka Brazil, xayawaankaan ayaa u qaab eg sida xubinta taranka ragga.

Culimada ayaa sheegay in ay xayawaankaan ku arkeen hereeraha webiga lagu magacaabo Madeira Rondonia, Brazil, dhirirka xayawaankaan la helay ayaa gaaraya hal mitir, culimada ayaa sheegay laga soo bilaabo November 2011 ay arkeen xayawaankaan laakiinsa ay garan waayeen dhicna ay ku tirin lahaayeen (genus).
Xayawaankaan ayaa u qaab eg maska marna shaabaha xubinta taranka bini aadamka, culimada qaar ayaa sheegay in xayawaankaan uu soo shaac baxay sanadkii 1968 laakiin lagu tirin jiray in uu kamid yahay masaska, balse baaritaan ay sameeyeen  biologists ayaa sheegay in uu ka duwanyahay masaska, xayawaanka ayaa ka neefsada dusha sare ee xuubka maqaarka, sidoo kale  xayawaankaan ayaa quuta kaluunka aadka u yaryar.
Amazona ayaa ah meel inta badan ay ku badanyihiin xayaawanada taas oo markasta laga soo saaro xayawaano aan hore loo arkin ama ku cusub indhaha dadka.
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada