Roberto Mancini: Kubada Super Mario Balotelli waxaa jecel in uu daawado Sheekh Mansuur,wuuna Sii Joogi Doonaa Kooxda.

Roberto Mancini: Kubada Super Mario Balotelli waxaa jecel in uu daawado Sheekh Mansuur,wuuna Sii Joogi Doonaa Kooxda.


Tababaraha Kooxda Manchester City Roberto Mancini oo sheegay  in Mario Balotelli oo baaqi ku sii ahaan  doono City.

Super Mario ayaa muran badan oo garoonka dhexdiisa iyo banaankiisa ah dhaliyay tan iyo markii uu ku soo biiray kooxda Manchester City 2010-kii.

Super Mario ayaa dhaliyay 13 gool 23 kulan oo uu Premier League saftay xilli ciyaareedkii hore.

Roberto Mancini oo saxaafada u sheegay wxuu yiri“Waxaan filaa  in Balotelli uu joogi doono, laakiin mustaqbalkiisa isaga ayaa garanaayo mesha uu ku danbeeyo.”

“Sheikh Mansour  ayaa  jecel in uu daawado kubada Super Mario marka uu ku jiro garoonka “
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada