Bashar Al Asad oo Caruurtii & Dumarkii ku ciil baxay ka dib markii Dagaal raaxada looga qaaday (Daawo Muuqaal+Warbixin) !!

Bashar Al Asad oo Caruurtii & Dumarkii ku ciil baxay ka dib markii Dagaal raaxada looga qaaday (Daawo Muuqaal+Warbixin) !!

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa la sheegay inuu baaq u direy qaar ka mid ah jaaliyada Soomaalida ee ku nool magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalkaas Mareykanka oo ku mudaaharaaday madaxweynaha xilligi uu booqasho ku joogay magaaladaas. 


Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhwaantaan booqday magaaladaas ayaa inkastoo ay kumaankun oo qofood ay si diiran ugu soo dhaweeyeen halkaas oo uuna u jeediyey qudbo dhinacyo badan taabaneysay ayaa waxaa sidoo kale dibada goobta uu madaxweynaha kula hadlaayey Soomaalidaas waxaa banaanbax ka dhigaayey qaar ka mid ah Soomaalida magaaladaas ku nool oo eedeymo kala duwan u soo jeedinaayey madaxweynaha hadaba gabagabadii qudbadiisa ayuu madaxweynuhu waxaa uu u jeediyey baaq Soomaalidaas dhigeysay mudaaharaadka asagoona u sheegay inuu ku faraxsan yahay inay fikirkooda ay ku soo bandhigaan banaanbax oo aysan soo qaadan qori ama aysan dagaal oogayaal noqon sida lagu yaqaanay oo caado ka noqotey dalka Soomaaliyeed madaxweynaha ayaa sidoo kale waxaa uu baaq u direy dadkaas oo uu sheegay inay wada kulmaan oo ay ka hadlaan waxa ay tabanayaan asagoona sheegay hadey saxsan yihiin inuu qaadan doono fikradooda oo uuna xaal marin doono.

Ugu dambeyntiina madaxweynaha ayaa waxaa sidoo kale uu ka hadlay hadalo la isla dhexmaraayey maalmo dhexdaasi islamarkaana ay qoreen qaar ka mid ah warbaahinta Soomaaliyeed taas oo ah inuu reer Hiiraan yiri sameysta maamul halka uu Jubooyinkana sheegay inay dowlada u sameyn doont arintaas oo uu madaxweynuhu beeneeyey oo uu gaashaanka u daruuray kuna tilmaamay waxba kama jiraan asagoona sheegay in ay duuban yihiin hadaladii uu ku hadlay xillligii uu booqashada ku joogay magaalada baladweyne.  







Fadlan Like Iyo Share si aad asxaabtada inTa internetka iSticmaasho ugu gudbiso Mahadsanid_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada