Beyonce oo Destiny's Child kula midoobeysa show-ga Bowl XLVII.

Beyonce oo Destiny's Child kula midoobeysa show-ga Bowl XLVII.


Fanaanadda BeyoncĂ© Knowles ayaa waxey la midoobeysa oo ay heeso isla qaadi doonaan kooxdii ay fanka kusoo bilawday ee Destiny'ys Child ee ah labada fanaanad ee Kelly Rowland iyo Michelle Williams ayagoo sii deeyn doona heesta cusub, kuna soo bandhigi doona showga Super Bowl XLVII ee shikadda Pepsi ay taageertay waxaana uu dhaci doonnaa 3 Febrauty xilli ay Beyonce kasoo laabato munaasabada dhaarinta Madaxwene Obama oo ay ka heesi doonto.

Destin'y Child oo ah kooxdii ay ayagoo caruur ah kusoo baxeen Beyonce iyo labadan fanaan ee kale ayaa waxey caan aheyd sanadkii labadii kun iyo waxii ka dambeeyay ayadoo 2007 ay aheyd markii u dambeysay oo ay masraxa isla soo koraan sedexdaan xiddig.
_______________________________________________________________

Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada