Cabdifatax Yare Oo qaab muuqaal ah oo qurux badan usoo qaaday Heesta Sida Laba Walaalaa Daawasho wacan.

Cabdifatax Yare Oo qaab muuqaal ah oo qurux badan usoo qaaday Heesta Sida Laba Walaalaa Daawasho wacan.

abdi fatax yare
Fanaanka codka macaan ee Cabdifatax Yare ayaa qaab muuqaal ah oo qurux badan usoo qaaday heesta 'Sida laba walaalaa' oo kamida heesa sida aadka ah u jecelyihiin Soomaalidu.

Cabdifatax Yare ayaa si qurux badan ugu raaxeeyay dadkii hortiisa fadiyay ee daawanayay maadaama heestu eheed mid toos ah.

Halkaan ka daawo muuqaalka heestaan.
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada