Daawo Madaxweeyne Barack Hussein Obama oo Shacabka Mareeykanka hadal ku qabsaday & Madaafiic loo riday .

Daawo Madaxweeyne Barack Hussein Obama oo Shacabka Mareeykanka hadal ku qabsaday & Madaafiic loo riday .

Telefishinada iyo Saxaafada Caalamka ayaa isku raacay Madaxweeynaha dalka Mareeykanka Mr.Barack Hussein Obama in uu yahay Madaxweeynihii ugu hadalka iyo kartida badnaa ee soo marada dalka Mareeykanka mudo ka badan 40-sano. 

Madaxweeyne Barack Hussein Obama oo mar kale loo dhaariyay jagada ugu sareeysa dalka Mareeynkanka mudo 4 sano ah waxaa xafladii dhaarintiisa ka soo qeeyb galay Siyaasiinta ugu caansan dalka Mareeykanka iyo Taageerayaashiisa oo kor u dhaafayay in ka badan 800.000 oo Qof. 

Shacabka dalka Mareeykanka oo Madoow iyo Cadaan iskugu jira ayaa xiray halkii ay ka socotay dhaarinta Madaxweeyne Barack Hussein Obama ilaa wadooyinka ugu caansan magaalada Washinghton ee Pennsylvania Avenue waxaana Xaflada dhaarta Obama ka dib la riday Madaafiic loogu dabaal Gobolo waa weeyn oo ku yaala dalka Mareeykanka ma jeclo in uu xukumo ama Madaxa uu ka qabsado shaqsi Madoow ah oo hadane asal ahaan ka soo jeeda Qaarada Africa waxeeyna Shacabka dega Goboladaas cododkooda siiyeen Mucaaradkii la tartamayay Madaxweeyne Barack Hussein Obama. 


Halkaan ka Daawo Obama oo Madaafiic loo riday & Taageerayaashiisa oo wadooyinka tiro darteed
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada