Daawo Muuqaalka Mikel Ruffinelli Oo Noqtay Hawaynayda Dunida Ugu Dabada Weyn ( Daawo Video )

Daawo Muuqaalka Mikel Ruffinelli Oo Noqtay Hawaynayda Dunida Ugu Dabada Weyn ( Daawo Video )

Mikel Ruffinelli oo dhalasha ahaan ka soo jeeda Dalka Maraykanka ayaa noqtay hawayanyda dunida ugu Dabada Weyn kidib markii Uruurka diin waangalaya waxyaabaha la yaabka ah uu aqoonsaday hawaynaydaa in ay dunida aysan jirin cid ku haysada Baaga .

Mikel Ruffinelli oo la hadashay Saxaafada markii loo magacaabay kidib ayaa tilmaamtay in ay ku faraxsan tahay guushaa ay gaartay waxa ayna sheegtay in ay u tahay sida aminsan tahay sumacad ay u soo jiiday dadkeeda iyo Dalkeeda sida ay sheegtay .


Hawaynaydaa oo sawiradeeda la soo galiyay Barta internetka ayaa ka yaabsatay Malaayiin dad ah kuwaa oo siyaaba kala duwan arintaa in uga hadlay waxa ayna sheegeen in naagtaa aysan sidaan ku fiyoobeen oo xaladeeda sidaa caadi ku ahayn

Kumanaan dad ah ayaa codka siiyay Mikel Ruffinelli waxa ayna sheegeen in ay soo dhawayanayaan hayeeshee dhinaceeda xili ay ka hadlaysay bal hadii ay jiraan dhibaato ay ku hayso dabada ayay tiri waxaan dareemaa culays xiliyada aan fadhiyo ama aan soconayo laakiin waxaan u arkaa wax kasta in ay yihiin wax qadara ah ay tiri .


_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada