Gabar Cabsan oo Soomaalida oo idil ceebeeysay, (Daawo muuqaal+Warbixin) !!

Gabar Cabsan oo Soomaalida oo idil ceebeeysay, (Daawo muuqaal+Warbixin) !!

Horaa loo yiri Alloow ceebta astur, Gabar ama inan Soomaaliyeed ayaa dhaqanka iyo Sharafta umada Soomaaliyeed dhulka la gashay.

Gabadhaan oo cabsan ayaa waxaa laga soo duubay Kaamero qarsoon waxeeyna noqotay shaqsigii ugu horeeyay ee si toos ah sharaf daro ugu soo jiido Dhaqanka Soomaaliyeed iyo diinteena Islaamka.

Gabadhaan oo u qaylinaysa sidii dhurwaaga oo kale ayaa oranaysa “Dhurwaa ayaan ahay. 

Waxaan ka imid Soomaaliya.” Darbiyada meesha videoga qarsoon looga qaaday gabadhaan ayaa waxaa ku qoran ereyada “Halaal.” Gabadha ayaa sheegaysa in nimanka ay la hadlayso ay ka yimaadeen Ciraaq iyo Iraan.

Inantaan ayaa ugu dambayntii tuuranaysa dharka inta aysan sheegin in ay ka timid dalka Soomaaliya magaceeduna uu yahay Sahro ayna tahay dhurwaa oo kale.

Gabadhaan ayaa ku hadlaysa English u eg lahjada ay ku hadlaan dadyowga degan dalka Ingiriiska.

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada