DAAWO MUUQAAL:-Dhacdo Xanuun Badan Nin Xaaskiisa Gabar Eey Dhashay U Galmoonayay Mudo Shan Sano Ah.

DAAWO MUUQAAL:-Dhacdo Xanuun Badan Nin Xaaskiisa Gabar Eey Dhashay U Galmoonayay Mudo Shan Sano Ah.

Dhacdo xanuun badan ayaa waxa eey kadhacday Magaalada masar.


Kanaalka loo yaqaano taxriir ayaa waxaa laga sii daayay nin xaaskiisa gabar eey dhashay oo 5 jir ah inuu kufsan jiray ilaa eey ka gaarto 10 jir arintaan ayaa ehyd mid eeysan war ka heynin hooyada gabadha dhashay inta lagu jiray mudadaan 5 ta sano.

Ninkaan ayaa guursaday islaantaan iyadoo wadato gabar yar 5 sano jir ah lkn waxa caqliga diiday ayaa eheyd inuu ka helay gabadhii yareed iskuna dayay inuu kufsado.
Gabadhaan ayaa waxaa lagu magacaabaa faaduma mar ey tvga ka hadashay ayaa waxay sheegtay In markii hore eey qeylin jirtay waxa uuna ku dhihi jiray waanku dilaayaa hadaa sheegto. 

Arintaan kadibna waan la qabsaday ayeey tiri faaduma Waxa uuna sameyn jiray marka hore waxa uu iga taataaban jiray meelaha dareenka leh ilaa uu ku kaco falkaan xanuunka badan socotay mudo badan markii eey 
kari weysayna ka aamustay waa sida eey u sheegtay dad weynaha ku nool dalka masar.

 Markii oogu danbesay ayaa waxaa ka warheshay hooyadii dhashay gabadha kadib 5 sano oo cadaab ah.

Laakin waxaa kasii dhib badneed amakaagna ku noqotay markii laga amini waayay hooyada markii eey damacday iney u dacwooto amniga magaalada kadaawo muuqaalkan sida eey ula yaabtay wax ka qabasho la’aanta kiiskaan culus.

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada