Daawo Muuqaalka Ethiopia Oo Laga Cuno Hilibka Ciiriinka Ah

Daawo Muuqaalka Ethiopia Oo Laga Cuno Hilibka Ciiriinka Ah

Magaalada Adis Ababa ee caasimada Dalka Itoopiya iyo weliba gobolada dalkaasi dadka ku nool ayaa waxay cunaan hilibka ciiriinka ah iyagoo sheegay inay u tahay dhaqan soo jireen ah.


Arinkaan ayaa malaayin qof ka yaabiyay. Dadka cuna hilibka ciiriinka ayaa markay cunayaan jecel inay koox-koox iskula fariistaan waxayna sheegeen inay dareemayaan farxad.

Dhaqaatiirka ayaa arinkaan ka digay waxayna sheegeen in hilibka ciiriinka ah cunistiisa laga qaado cudaro fara badan sida gooryaanka caloosha.



_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada