Daawo Muuqaalka Gabdhaha Soomaaliyeed Iyo Burcad Badeeda Maxaa Kala Heysto (Daawo Video-gaan)

Daawo Muuqaalka Gabdhaha Soomaaliyeed Iyo Burcad Badeeda Maxaa Kala Heysto (Daawo Video-gaan)

Muuqaal  Ragg Burcad badeed ah Laga soo duubay xili ay caweys musig iyo qayilaada iskugu jira ay ku samaysanayeen Guri kuyaala magaaada boosaaso Ayaa lasoo dhigay youtube-ka vide-gaan ayaa ah mid sharaf dhac ku ah diinteena suuban ee  islaamka iyo dhaqankeena wanaagsan ee so jireenka  iyo waliba dumarka soomaaliyeed oo ahaan jiray kuwa ka xishooda wax yaabaha xun xun
Raggan burcad badeeda ah ayaa lasheegay in ay lacag aad u fara badan ku qarash gareeyaan la  caweynta dumarka Soomaaliyeed iyagoo ka duubo video-yaal nuuc waliba leh  laakiin muuqaalkan aad daawan doontaan ayaan ka saarnay muuqaalo kala duwan.


_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada