Daawo Muuqaalka Macalinkii Hore Ee Barcelona Pep Guardiola Oo Diiday Inuu Salaanta Ka Qaado C. Ronaldo iyo saxaafada oo aad u hadal heyso

Daawo Muuqaalka Macalinkii Hore Ee Barcelona Pep Guardiola Oo Diiday Inuu Salaanta Ka Qaado C. Ronaldo iyo saxaafada oo aad u hadal heyso


Pep Guardiola oo ah tababarihii hore ee kooxda Barcelona ayaa diiday inuu gacanta galiyo oo salaanta ka qaado mar uu xidiga kooxda Real madrid Cristiano Ronaldo uu gacanta usoo taagay. 

Arrinka ayaa ka dhacay goob loogu cod bixinayay xidiga ugu wanaagsan kubada cagta ee caalamka taaso uu guulaystay kaalinta koobaad weeraryahanka Barcelona ee Lionel Messi iyado Ronaldo uu galay kaalinta labaad.


_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada