Daawo Sawirada ‘’Al-Shabaab oo soo Bandhigtay Meydka Sargaal Faransiis ah iyo Hub badan ay ka Qabsadeen Farnasiiska (Fadlan Ha Daawan Hadi Adan Qaangaarin)

Daawo Sawirada ‘’Al-Shabaab oo soo Bandhigtay Meydka Sargaal Faransiis ah iyo Hub badan ay ka Qabsadeen Farnasiiska (Fadlan Ha Daawan Hadi Adan Qaangaarin)


Xarakada Al-Shabaab ayaa goordhaw soo Bandhigtay Meydka Sargaal Faransiis ah ay ku dileen Dagaal Culus oo Labo Habeen kahor ka dhacay Deegaanka Buulo Mareer ee Gobolka Sh/Hoose kadib markii Ciidamada Kumaandooska FaransiiskaWeerar Qorsheesan kusoo qaadeen Saldhig Shabaab ku lahaayeen Deegaankaasi..



Meydka Askarigan katirsanaa Kumaandooska Faransiiska ayey horey Shabaabku u shaaciyeen in ay qabteen isaga oo dhaawac ah balse markii Dambe uu u geeriyooday Dhaawicii soo garay oo halis ahaa kadib markii lagu guul dareestay in la daweeyo.

Faransiisdka ayaa horey u qirtay in Weerarkii Buulo Mareer ku qaadeen in ay ku waayeen Labo Askari oo ciidankooda katirsanaa sidoo Kale Al-Shabaab ay qaarijiyeen Sargaalkii Faransiiska ahaa ee AFduub ahaanta u heesteen.


_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada