Sirta iyo Sababta loo jabin la yahay kooxda FC Barcelona oo la ogaaday (Daawo Muuqaal+Warbixin Tarjuman ) !!

Sirta iyo Sababta loo jabin la yahay kooxda FC Barcelona oo la ogaaday (Daawo Muuqaal+Warbixin Tarjuman ) !!

Inta badan Saxaafada Caalamka iyo Qabiirada Sportiga ayaa waxa ay is weeydiinayaan kooxda FC Barcelona maxaa ku dhici lahaa hadii mar quraa ay ka wada dhaawacmaan Laacibiinta is Kubad fahantay ee kala ah Lionel Messi, Xavi Hernandez iyo Andres Iniesta ??? 

Hal Bil oo kaliyah sadexdaan Xiddig hadii ay kooxda Fc Barcelona ka maqnaan lahaayeen waxaa marqaati ma doonto ah in awooda kooxda Fc Barcelona laga dareemi lahaa dabacsanaan iyo jil-jileec sababa in mararka qaar maalin cad laga tirsado Dhibcaha.

Xiddigahaan waxaa la sheegay in ay Ciyaartooyda Paasas Qorsheeysan ku waaleen waliba waxaa la waayay qaab toos ah oo loo xiro ama loo qabto, maxaa yeelay 2 hadii la xiro kii kale ayaa labadii la xiray

furaayo waxeeyna inta badan isku bad badalaan boosaska si aan loo haweesan in hawada laga qariyo. Jaraaidyada Caalamka waxa ay Laacibiintaan ugu yeeraan Nuurkii-Dayaxa kuwaas oo kala jeeda in ay yihiin Laacibiin ku shaqeeya Soolarka ama awooda Dayaxa (Yaab) .

Sadexdaan Qabqable ee ciyaartooyda Caalamka Paasaska ku qaribay waxa ay ka soo baxeen xerada caanka ah ee (The Barcelona Academy La Masia), waxeeyna Kubada isla ciyaari jireen ayaga oo Caruur yar yar ah !!. 



_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada