Fanaanka King Khaalid Oo Markii Ugu Horaysay Hees Muuqaal Ah Ku Duubay Magaalada Hargaysa

Fanaanka King Khaalid Oo Markii Ugu Horaysay Hees Muuqaal Ah Ku Duubay Magaalada Hargaysa


Fanaanka King Khaalid oo dhawanahaan safar ku marayay dhulkii hooyo ayaa markii igu horaysay hees muuqaal ah ku soo qaday magaalada hargaysa .

Fananaka King Khaalid oo ku raxeestay heesta dareen caashaq ,isaga oo ku jilay muuqaalka heestaan dhul dabiici ah oo aan u baahneen in lagu samayo waxyabo qurqurxin ah .

Fanaanka king Khaalid ayaa horay nasiib ugu helin in dhulkii hooyo hees ku soo qaado ama ku soo saaro muuqaal madaama uu fanka ku bilabay qurbaha kuna noqday fanaan caan ah oo wada garanaysobulshada Soomaaliyeed gaar ahan kuwa fanka jacel .


_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada