Daawo Video Nin Somali Ah Oo Geel Ku Raaca Dalka Sweden

Daawo Video Nin Somali Ah Oo Geel Ku Raaca Dalka Sweden

Nin qaxooti Soomaalieed ah oo ku nool wadanka Sweden ayaa helay shaqo geel lagu raacayo baadiyaha dalkaasi.

Ninkaan ayaa lagu magacaabaa Cali C/Laahi Xasan. Ninkaan ayaa yimid dalka Sweden sanadkii 2007-kii.

Cali ayaa yiri ''isma laheyn Sweden ayaad geel ku raaci doontaa sababtoo ah kuma arkin geel wadankaan tan markaa imid."

Halkaan Ka  daawo Muuqaalka Nin Somali Ah Oo Geel Ku Raaca Dalka Sweden:

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada