Mariah iyo Nicki Minaj oo mar kale dagaalkooda sii xoogaystay

Mariah iyo Nicki Minaj oo mar kale dagaalkooda sii xoogaystay



Labada Fanaan ee Mariah iyo Nicki Minaj ayaa waxaa mar kale sara u kacay khilaafka ka dhaxtaagan kidib markii ay labadooda ka soo muuqdeen Barnaamij la yiraahdo American Idol .

Fanaaniintaa ayaa midba midka kale ku riixaysaa eedaayn ka dhan ah waxa ayna labadooda la sheegay in khilaafkooda uu soo bilowday bartamihii sanadkii aan ka soo gudbnay kaa oo sii xoogaysanayo marba marka ka danbaysa.
Barnaamij American Idol oo ah Barnaamij ay ku xiran yihiin Boqolaal dad ah ayaa labadooda lugu wada casuumay hayeeshee waxaa dadkii dawanayay ka yaabsaday kidib markii ay labadooda ay muujinayeen in dareenkooda is diidan yahay waxa ayna labadooda diideen in si wada jir ah loo doodsiiyo.

Wariyaha Daah dahinayay Barnaamijka ayaa ka ilaalinayay waxyaabo isku dhacya keeni kara in la isku adeegsado waxa ayuna mid kasta si dad badan u sheegaysay waxyaabo ka dhan ah siyaasada labadooda isticmaalaan.
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada