Haweenka Kunool Wadanka Ingiriiska Ayaa Lasheegay In Maalinka Axada Ah Ay Si Aad Ah U Daawadaan Filmaanta Anshax Darada ( Qormo Xasaasi Ah)

Haweenka Kunool Wadanka Ingiriiska Ayaa Lasheegay In Maalinka Axada Ah Ay Si Aad Ah U Daawadaan Filmaanta Anshax Darada ( Qormo Xasaasi Ah)


Maalinka axada oo ah maalin ay umadaha qaar ka nastaan shaqada ama u ah maalin fasax ah ayaa lagu soo waramayaa in habeenka axada soo galeeso dumarka reer UK ay daawadaan filimada anshax darada ah.

Sida ay ku soo warmeeso BBC ayaa sheegtay daraasad lagu sameeyay mid kamid ah website yada in maalinka axada ah ay waqtiga loogu jecelyahay dalka Ingriiska, daraasada ayaa sheektay in dumarka Ingriiska ay booqdaan website yada ay ku jiraan filimada anshax darada, daraasadaan ayaa iskuugu jiro rag iyo dumar laakiin maalinkaas axada ah waxaa aad ubadan dumarka in ay daawadaan Waxyaabahan Anshax Darada Ah , taas oo lagu soo sawiray garaafik muujinaya in ay dumarka aad uga sareeyaan daawashada filimada anshax darada ama filimada loo yaqaano pornography.

Alki David oo ah asaasaha filmon ayaa sheegay in ay ugu wacantahay sababta kenayso in dumarka reer Ingriis ay noqdaan kuwa ugu badan ee maalinka axada ah daawada filimada in ay tahay fasaxa ay heestaan maalinkaas.

sidoo kale daraasada ayaa tilmaamtay in fasaxa ay kaga faa’iistaan mid waliba maalinkas lamaantiisa uu lasoo qaato waqti qurux badan iyagoo u damaashaad tago goobaha dalxiiska 

W/Q :- Maxamed Sadiiq (Super Boy)


_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada