Inta Aan La Dilin Ka Hor Ayey Fariin Messeg Ah U Dirtay Hooyadeed ( Qiso Xanuun Badan )

Inta Aan La Dilin Ka Hor Ayey Fariin Messeg Ah U Dirtay Hooyadeed ( Qiso Xanuun Badan )

Charmaine Mare oo ah 16 jir koofur afrikaan ah ayaa jirkeeda oo xubno xubneysan lana gubay laga soo qaaday deegaan ka tirsan magaalada cape town kadib markii la kufsaday lana dilay.


Mare oo marti ku aheyd guriga Saaxibadeed ayaa waxa ay fariin caloolyow badan u soo dirtay hooyadeed ka hor inta aan la dilin.
  
Fariinta ayey ku xustay gabadhaasi in ay kaligeed guri joogto nin dareenkiisa xakameyn waayayna uu ku soo siqayo oo ay ka cabsi qabto in uu kufsado.


Gabadha ay saaxiibada yihiin Mare iyo hooyadeedba xiligaa guriga waa ay ka maqnaayeen waxaana la joogay wiil saaxiib la ah Hooyada guriga oo markii la jilciyo tilmaantaan noqonaya adeer beenaadka saaxibadeed.

Maydka gabadha ayaa lagu arkay qeybo ka tirsan guriga ay joogtay ayadoo lagu aqoonsaday Katiinad qoorta ugu jirtay iyo bir yar oo ay carabka ku mudatay.


Lama oga cida ka danbeysay falkaani argagaxa leh waxaasa la soo xiray  Johan de Jager, 48 oo ah eedeysane aad loo tuhmayo.



_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada