Katariina Kaif Oo Abaal Marin Aan Caadi Aheyn Ku Heshay U Gar Gaarista Dadka Dhibaataysan (Warbixin)

Katariina Kaif Oo Abaal Marin Aan Caadi Aheyn Ku Heshay U Gar Gaarista Dadka Dhibaataysan (Warbixin)

Actarada wayn ee Katriina kaif ayaa abaal marin ku heshay ka shaqaynta Arimaha bini,aadanimada waxana abaal marintaa siisay hay.adda Ralife taa oo ku mutaysatay ayaa la yiri ka shaqaynta arimaha Bini,adatinimada .


Actaradaa caanka ah ayaa la siiyay lacag dhan 2.7 Milion waxana la sheegay in ay abaal marin lacagtaa u heshay sida uu ka sheegay Xaflad wayn oo lugu qabtay Hotel ku yiilay Magaalada New Dalhi sargaal ka tirsan Hay.adda Ralife .


Mudooyinkii u danbeeyay ayay ku howlaneed actarada arimaha Biniaa,adnimada sida lugu helay xog waxana la sheegay in actarada ay aas aase ka ahayd Uruur u dooda xuquuda dadka laga tirada badan yahay oo ka dha dhaqaaq Dalka Hindiya .


Hay,adda Ralife ayaa sheegtay in abaal marintaa ay ka mutaystay waxa ayna sheegeen in ay mar kasta garab istaagi doonaan iyagoo sheegay in ay tahay Actaradii u horaysay ee tilaabo nuucaan ah qaada sida ay shegeen .
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada