Korea-da Waqooyi : Waxaaan Nuklerka u sameysaneynaa inan ku weerarno mareykanka?

Korea-da Waqooyi : Waxaaan Nuklerka u sameysaneynaa inan ku weerarno mareykanka?

Dowlada shuuciga ee kuriyada waqooyi ayaa sheegtay iney tijaabinaayaan nuklerki sadaxaad ayna u sameysteen iney ku weeraraan dowlada mareykanka oo is mooday iney tahay quwada aduunka waa sidey hadalka u dhigeene.

Arintaan ayaa soo baxday kadib markii ay ganaax ku soo oogtay qaramada midoobay koreada waqooyi tijaabintii ay tijaabisay gantaalada qaada hubka nuklerka desemberti lasoo dhaafaayay.

Kahor  korea-da waqooyi waxey hori u sameysay tijaabo sanadki 2006 iyo 2009, korea waqooyi waxey kalo sameysay sanadka 2012 laakiin

tijaabadaas way ku guuldareysatay.

"Anaga ma qarineyno inaan nukleer sameysanay aana tijabineyno waxaana u sameysaneynaa in aan ku weerarno mareykanka ayeey dheheen militery ga korea-da waqooyi sida lagu daabacay BBC,Khamiis (24/1/2013)".

Korea-da waqooyi wali ma cadeyn maalinta ay sameyneyso tijabada nuklerka. Lakin waxey sheegeen kaliya iney sameynaayaan tijaabo nukleer balaaran.

W/Q: Adan Yo

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada